xafladii daah-furka juxa foundation
waxa lagu daah furay ururka juxa wadanka NORWAY halkan ka daawo sawiradii lagu furay juxa foundation oo ay ka soo qayb galeen dad aad u tiroi badan oo isug jira…
Cadaaladda iyo wax wada qabsiga.
Waxaan kasoo horjeednaa dulmiga iyo kala sooca umadda nooc walba ha ahaadee. Iilmo walba inuu xaq uleeyahay meel guri ama xaruun, ka cunteeyo, meel wax laga barto iyo asaasasiga nololeed….
Ururka Juxa si aan uga miro dhalino ujeedooyinkiisa, waa sidan hoos ku qoran.
Xaruun loo dhisoo agoomaha, ay wax ku bartaan, oo ay noqoto meel ay ku nooladaan. Qabasho seminars iyo aqoon iswaydaarsi dhinacyo badanleh. Waxaa noo muuqda muddo gaaban, anagoo xaruun u…
Juxa Program
Juxa Foundation, ujeedada ugu wayn ee loo asaasay waa u adeegidda umadda Somaliland dhanka, daryeelista, agoomaha, nafada waxbarashada, caafimaadka, gargaarka degdega ah iyo dhamaan arimaha la xiriira u adeegida qaybaha…